✨ Vitamin D3 (Life Extension) ✨
Gluten Free | Non-GMO | La Hubiyey
Vitamin D3 waa muhiim si loo ilaaliyo koritaanka iyo adkaanta lafaha, sidoo kale waa muhiim guud ahaan caafimaadka jirka ☀️
🔍 Waa maxay Vitamin D3?
Jirkaaga wuxuu sameeyaa Vitamin D marka uu helo qorraxda, laakiin mar walba suurtagal ma aha. Sidaas darteed, waxaa la isticmaalaa kaabis (supplement) Vitamin D3 si loo daboolo baahida jirka.
✅ Faa’iidooyinka Vitamin D3:
✔️ Waxay ka caawisaa maskaxda inay si fiican u shaqeyso
✔️ Waxay taageertaa lafaha iyo difaaca jirka
✔️ Waxay hagaajisaa caafimaadka wadnaha iyo xididdada dhiigga
✔️ Waxay ka caawisaa cadaadiska dhiigga inuu caadi ahaado
💊 Sida loo qaato:
Qaado hal kaniini (1) maalin kasta adigoo cunno la qaadanaya, ama sida uu dhakhtar kuu faro.
🌟 Maxaad u dooranaysaa Suuqa Daawada?
✔️ Daawooyin tayo sare leh oo la hubiyey
✔️ Qiimo jaban oo ku habboon qof walba
✔️ Bixinta marka la keeno (COD)
✔️ Adeeg degdeg ah
🚚 Gaarsiin Degdeg ah:
📦 1–3 maalmood gudaha magaalada
📦 3–7 maalmood gobollada kale
